Thursday, July 02, 2009     Headlines: Nagala soo xidhiidh dhambaalnews@yahoo.com*Jamhuuriyada Jabuuti ayaa maanta si weyn looga dabaal degayaa xuska maalintii gobanimada*Somaliland ayaa si weyn looga xusay maalintii xornimada ee 26ka juun*Madaxweynaha Somaliland ayaa hambalyo u diray shacbiga somaliland munaasibada 26ka juun awgeed
 
Google
Web http://www.dhambaalnews.com
  News

  • Khamiis:2.07.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal (7/2/2009)
    Nuxurka kulan Shalay dhex maray Madaxweyne Rayaale & Komishanka Doorashadda
    -“Natiijadii Diiwaangelinta oo gacanta ugu jirta Deeq-bixiyayaasha iyo Hay’addan aanu wada shaqayno ee Interpeace..”
    -“.Haddii labada Toddobaad ee soo socda aanu hawsha 80% riixi kari wayno, dee dib-u-dhac baa imanaya, eeddana lama wada yeelan doono ee cid uun baa yeelan doonta.”
    Xasan Cumar Hoorri

  • Boliiska dalka Masar oo toogasho ku dilay labo nin oo Soomaali ah (7/2/2009)
    Dham(Qaahira)-Ciidamadda Bileyska ee dalka Masar ayaa toogasho ku dilay labo nin oo muhaajiriin Soomaali ah saakay aroortii hore kuwaasi oo isku dayaayay in ay tahriib ku galaan dalka Israa’iil.


  • CCS iyo Wax Ka Qabshada HIV Aids (7/2/2009)
    Hargeysa (Dham)- Hay’adda samafalka Wadaniga ah ee CCS ayaa shalay tababar u furtay koox ay gacan siiso oo La-taliyayaal iyo taakuleeyayaal u ah dadka la nool xanuunka HIV/AIDS.
    Tababarkan oo muddo laba maalmood ah socon doona waxa suurtageliyay ururka Haweenka Somaliland ee Denmark, isla markaana waxa maalgelisay hay’adda DANIDA
  • Arbaca:1.07.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal (7/1/2009)
    Hadal adag oo Md. Donald Payne ku soo khatimay Shirkii S/Land ka baaqatay ee Maraykanka
    “S/land hadday doonayaan inay is-go’doomiyaan, waxaan samaynayaa wax kasta oo aanu ku go’doomin karno”
    Donald Payne – Guddoomiyaha Guddi-hoosaadka khaarajiga Maraykanka


  • Isniin:29.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal (6/29/2009)
    Somaliland oo caalamka ka dalbatay gargaar bani’aadaminimo
    “Haddii xaalad abaareed dhacdo waa waxyaabaha doorashada dib u dhigi kara, laakiin…”
    Madaxweyne-xigeenka Somaliland


  • NEW COUNTRY DIRECTOR FOR UNDP SOMALIA (6/29/2009)
    NAIROBI(Dham)-UNDP Somalia is pleased to announce today the arrival of its new Country Director Alvaro Rodriguez.
    Alvaro Rodriguez joins us from UNDP Pakistan where he has served since 2007 as the Country Director. Alvaro has worked for UNDP in various countries namely, Kenya, China, Thailand, USA and Pakistan for the last 18 years.
  • Xukuumada Somaliland oo Ku Dhawaaqday Xaalad Abaareed (6/28/2009)
    Hargeysa(Dham)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa maanta shaaca ka qaaday in Dalka ay soo waajahday abaar baahsan taas oo loogu magac daray sima.
  • Axad:28.06.09 Halkan ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal (6/28/2009)
    M/weynaha Jabuuti oo ka digay in Al-Shabaab sabab u noqoto in Caalamku ku duulo Somalia
    “Haddaan maanta laga gaadhin Al-Shabaab, Soomaaliya meel daran baa laga doon-dooni”
    Ismaaciil Cumar Geelle

  • Jabuuti oo U Dabaal Degtay Xuska Maalinta Gobanimadeeda (6/27/2009)
    Djibouti(Dham/RTD)-Jamhuuriyada Jabuuti ayaa maanta u dabaal degtay xuska 32guurada ka soo wareegtay maalintiixoriyada 27 June ee umada jabuuti hantiyeen gobanimada dalkooda.
  • sabti:27.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal (6/27/2009)
    Geedi-socodka dacwadeed iyo xaalada nololeed ee Maxamed Saleebaan Barre
    Guantanamo Bay: Garnaqsiga Aabe Somalilander ah oo wiilkiisu
    Xabsiga ku jiro iyo codsi uu u diray Madaxweyne Barack Obama
    “Maxamed waa inankii ugu cad-cadaa uguna caawimada badnaa tobankayga caruur ah, waana curad-xigeenkayga, mana jiraan wax uu dembile ku noqday oo aan ka ahayn inuu….” Qoraalka loo diray M/weynaha USA
    “Ficilladaada (Obama) ayaa Aniga iyo qoyskaygaba rejo balaaadhan naga geliyay in inankayagu uu si dhakhso ah dib noola soo midoobi doono, balse….”

  • Weriyayaal Ka Tirsan Telefishanka Qaranka oo Shahaado Sharaf Ciidan La Siiyey (6/27/2009)
    Taliyaha ciidanka Ilaalada Madaxtoyada J/Sland, Ayaa Shahaado sharaf ciidan gudoonsiiyay Gudoomiyaha Suxufiyiinta Qaarada Africa, kana mid ah Weriyayaasha TVga Qaranka Somaliland iyo Sawirqaade Baaruud A. Elmi
  • Boobe Yuusuf oo Ugu Baaqay Kooxaha Ku Dagaalamaya Muqdisho In Caqligu Shaqeeyo (6/26/2009)
    Hargeysa(Dham)Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah aqoonhanada Somaliland oo xalayto u waramayay Idaacada Shabelle ayaa ugu baaqay dhinacyada isku haya Magaalada Muqdisho in ay u tudhaan dadka danyarta ah ee ay ku dul dagaalamayan
  • Komishanka oo ka hadlay qodobo ay ka wada shaqaynayaan Axsaabta (6/25/2009)
    “Dawladdu waxay bixisay saamigii kharashka Doorashada oo qaddarkeedu dhan yahay..”
    Guddoomiyaha Komishanka

  • Dowladda Maraykanka oo la sheegay in hub iyo rasaas ay u soo dirtay Dowladda KMG Soomaaliya (6/25/2009)
    Muqdisho(Dham)-Dowladda Maraykanka ayaa waxaa la sheegay in hub iyo rasaas kla duwan ay u soo dirtay Dowladda KMG Soomaaliya si ay isugu difaacdo.




  • Arbaca:24.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/24/2009)
    Meles Zenawi oo sheegay in uu is-casilayo iyo sababta ku keliftay
    “Intaan Ra’iisal-Wasaaraha ahaa
    waxaan falay wax aanan jeclayn, laakiin…”
    Ra’iisal-Wasaaraha Itoobiya – Waraysi

  • TELSOM Oo la wareegtay qayb ka mid ah shaqadii warbaahinta Somaliland(6/24/2009)
    Hargeysa (Ramaas)- Shirkada Isgaadhsiinta ee TELSOM oo ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn sharaa'iga Isgaadhsiinta ka jirta Somaliland, ayaa illaa labadii sanadood ee la soo dhaafay waday qorshe ay kula wareegayso qeybo muhiim ah oo ka mid ah shaqadii Saxaafada Somaliland ay u haysay bulsho-weynta
  • Isniin:22.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/22/2009)
    Somaliland: Digniinta Deeq-bixiyayaasha Caalamka & doodda Axsaabta Mucaaradka

    “Haddaan go’aan laga gaadhin muranka maalmaha soo socda, waxay saamayn ku yeelan doontaa qabsoomidda Doorashada”
    Deeq-bixiyayaasha Caalamiga ah


  • Gudidii Horuu Marinta Gobolka Sanaag oo La Kala Diray(6/22/2009)
    Ceerigaabo(Dham)-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Calli Cabdi Hure ayaa maanta kala diray Gudidii Horuu marinta Gobolka kuwaas oo hore uu isagu u magcaabay.
  • Axad:21.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/21/2009)
    G. Wakiillada oo Madaxtooyada dib ugu celiyay soo-jeedinta bedelka laba xubnood oo Komishanka Doorashada ka tirsan
  • Weftigii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kasoo Deggay Madaarka Berbera(6/21/2009)
    Berbera(Dham)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale kaahin ayaa Hadda galabta soo gaadhay Magaaladda Berbera ee Gobolka Saaxil .

  • Axad:20.6.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii wargeyska Ogaal(6/21/2009)
    Siib-siibka Komishanka, Sii-jeedka UDUB, Suuxdinta Mucaaradka iyo Seefta waqtiga
    Somaliland: Ma ka badbaadi doontaa Muddo-kordhin dambe iyo qalalaase siyaasaddeed?
    “Wax lacag ah oo aan si aan sifo Sharci ah ahayn u baxday ma jirto, waxayna ku baxday……” Gudd. Komishanka Doorashooyinka

  • Tacsi(6/21/2009)
    Dhamaan shaqaalaha iyo hawlwadeena shakadaha www.Waryatv.com iyo www.Goljano.com, waxay halkan tacsi uga dirayaan Wariye Ibraahim Abdirahman Qaasim oo awoowgii Cartan Xassan Guuleed daraad ku geeriyooday magaalada hargiesa.

  • Khamiis:18.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/18/2009)
    Martiqaadka kulan saddex-geesood ah oo Maraykanku ugu yeedhay Somaliland, Puntland iyo dawladda Shariif-ka
    -Cudur-daarka Rayaale iyo shakiga Jaaliyadda Kuwait

  • Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin oo sheegtay qaraxii Ismiidaaminta ee maanta lagu dilay ...(6/18/2009)
    Muqdisho(Dham)-Ururka Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa waxaa ay sheegteen qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee maanta barqadii lagu dilay wasiirka Amniga qaranka dowladda KMG Soomaaliya Cumar Xaashi iyo C/kariin Laqanyo oo horay u ahaa safiirkii Ethiopia u fadhiyay Soomaaliya.


  • Madaxweyne Shariif oo Qaraxii lagu dilay wasiirka Aminaga qaranka ku eedeeyay ...(6/18/2009)
    Muqdisho(Dham)-Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa qaraxii maanta lagu dilay wasiirka Amniga Dowladda KMG Soomaaliya Cumar Xaashi Aadan waxaa uu ku eedeeyay in ay ka dambeeyaan kooxo uu ku sheegay in ay yihiin Al Qaacida.


  • Arbaca:17.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/17/2009)
    Dawladda Shariif-ka oo QM ka dalbatay in cuna-qabatayn la saaro Ereteriya
    “Itoobiya maanu waydiisan Milatari inay noo soo dirto, hadday Soomaaliya galeen-na waa meel-ka-dhac”
    Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya

  • Min Maraykanka Ganacisga ku Tegey Ilaa Geeska Afrika(6/17/2009)
    By:Tristan McConnell
    Maqaalka halkan hoose ka muuqda waxa lagu daabacay wargeyska The Times oo ka mid ah kuwa ugu faca weyn, uguna caansan dunida saxaafadda, iyada oo uu la kulmay Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Mne Cabdirashiid Maxamed Siciid. Waxana uu maqaalku u dhignaa sidatan
  • Jabuuti oo Safiir u Magcawday Somalia(6/16/2009)
    Jabuuti(Dham/RTD)-Dawlada Jabuuti ayaa maanta u magcawday Dayib Maxamed inuu noqdo danjire kumeel gaadh ah oo u qaablisan arimaha wadanka soomaaliya.
  • Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Si Aan Loo Kala Hadhin Loogu ...(6/15/2009)
    Oslo(Dham) June 14, 2009 – Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa galabta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Oslo ee caasimada Norway
  • isniin:15.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/15/2009)
    -Qoraal Shan ka mid ah Guddiga Doorashooyinku M/weynaha kaga dalbadeen in laba xubnood laga bedelo Komishanka
    -Wasiir Xukuumadda ka tirsan oo dalbaday in Distoorka
    la furo si Rayaale fursad ugu helo is-sharaxaad saddexaad

  • Cismaan Hindi oo Loo Magcaabay Gudoomiyaha Ololaha Doorashoyinka ee Udub(6/15/2009)
    Warsaxafadeed:
    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Gudoomiyaha Xisbiga UDUB Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu shalay magacaabay Gudoomiyaha Ololaha Doorashooyinka ee Xisbiga UDUB.
  • Axad:14.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/14/2009)
    -Magacyada xubnaha Komishanka ee bedelkooda la soo jeediyay
    -Xisbiga UDUB oo soo jeediyay in saddex xubnood laga bedelo Guddiga Doorashooyinka & aragtida Mucaaradka

  • Muqdisho:Dagaal qasaare nafeed geystay oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG(6/14/2009)
    Ilaa 5-Askari ayaa ku geeriyootay Dagaalo u dhaxeeya Ciidamo ka wada Tirsan dowladda KMG oo maanta ka dhacay Agagaarka EX Contarol Afgooye ee Duleedka Muqdisho halkaasi oo ciidamada dowladdu ay dadka iyo gaadiidka lacago ugu qaadaan
  • Sabti:13.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/13/2009)
    -Xukuumadda oo ka hadashay derisnimada & midow dhexmara Somaliland iyo Soomaaliya
    -Interpeace goormay soo saaraysaa natiijada Diiwaangelinta Codbixyeyaasha?
    Xubin ka tirsan KDQ oo sheegay in aanu jirin Qoraal ay kaga tashadeen dhaliilo ka jira Komishanka

  • Jaamacada Gobolka Sanaag oo Maamulkeeda Lagu Muransan Yahay(6/12/2009)
    Cerigaabo(Dham)-Khilaaf xoogan ayaa la sheegay inuu soo kala dhex galay Gudoomiyaha Jaamacada Sanaag Prof Ibraahim Balayax iyo Xubnaha Gudida Horuu marinta ka dib markii laysku maandhaafay cida gacanta ku haynaysa maamulka Jaamacada.
  • Khamiis:11.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii wargeyska Ogaal(6/11/2009)

    Guddoomiyaha Kulmiye oo ka hadlay Socdaalkii Rayaale & Doorashada soo socota
    “Dalalka Muslimka & kuwaynu deriska nahay qaar aan gooni-isu-taaggeena raalli ka ahayn baa jira”
    Axmed-Siilaanyo

  • Tacsi Madaxweyne(6/11/2009)
    Warsaxadadeed:
    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa
    uu maanta dhambaal tacsi ah u diray Qoyskii, Qaraabadii iyo dhamaan cidii
    uu ka baxay Marxuum Prof. Faarax Shuun oo maanta ku geeriyooday Magaalada
    Boorame.

  • Arbaca:10.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/10/2009)
    Shuruudaha Deeq-bixiyayaasha, Jawaabta Mucaaradka & Kulanka maanta ee saddexda Xisbi
    “Waa in Dawladdu Xisaab ku shubtaa Lacagta Doorashooyinka qaybta ay bixinayso, lana magacaabaa guddi”Deeq-bixiyayaasha
    “Waa in la kordhiyaa Tirada xubnaha Komishanka”
    Axsaabta

  • Isniin:8.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/8/2009)
    Beesha Dilla oo qaadacday Xukun laga gaadhay shaqaaqadii Ceel-berdaale
    “Guddoomiyaha Ergada Guurtidu wuxuu diidanaa muddo-kordhinta Madaxweynaha..”
    Sul. Cabdiraxmaan Xasan Cige


  • Invitation: Keynote Speaker Mr Ahmed Mohamed Silanyo(6/7/2009)
    You cordially invited to hear from Mr. Ahmed Mohamed Silanyo, Chairman of Kulmiye Party, and presidential candidate for the September 27, 2009 presidential elections in Somaliland
  • Ururada Bulshada Gobolka Sanaag oo Meel Cad Iska Taagay Arimaha Horuumarinta(6/7/2009)
    CEERIGAABO ( dhambaalnews.com) bahwaynta Ururada wadaniga ah ee ka howl gala degmada Ceerigaabo ee magaala madaxda gobolka Sanaag ayaa maanta soo bandhigay munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu qabtay Beerta Xuriyadda ee Magaaladda Ceerigaabo.


  • Suldaanka Tojora/Jabuuti oo Booqasho ku yimi Degmada Seylac(6/5/2009)
    Seylac(Dham/RTD)5.06.09-Suldaanka Magaalada Tojora C/qaadir Xumed Maxamed oo horkacaya cuqaal ayaa maalintii shalay gelinkii danbe soo gaadhay magaalada Seylac,Halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen cuqaasha Degmada Seylac,Gudoomiyaha Gobolka Selel Cawaale Ismaaciil iyo Gudoomiyaha Deg Maxamed Cumar Xadi.
  • Burco:Madaxweyne Rayaale oo Kulan La Yeeshay Waxgaradka iyo Qaybaha Bulshada(6/5/2009)
    Burco (Dham)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo weli ku guda jira socdaalkii kormeerka ahaa ee ay ku marayeen magaaladda Burco , Caasimada Gobolka Togdheer, waxa ay maanta booqdeen cisbitaalka guud ee Magaalada,
    DAAWO SAWIRAD
  • Khamiis:4.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii wargeyska Ogaal(6/4/2009)
    -Talo-bixin muhiim ah oo ay Xubnahani kaga hadleen xal-u-helida saamaynta kooxaha Xag-jirka ah
    Xildhibaano u dhashay Somaliland iyo Puntland kana tirsan Baarlamaanka TFG oo qoraal u gudbiyay Qaramada Midoobay
    “Waa in la sameeyo dedaalada iskaashi ka dhexeeya Somaliland iyo Puntland, si loo dhiso…”

  • Madaxweyne Rayaale oo Burco Gaadhay(6/3/2009)
    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland Md.Daahir Rayaale Kaahin iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa qaddar daqiiqado ah ka hor si heer sare ah loogu soo dhoweeyey caasimadda gobolka Togdheer ee Burco.


  • Arbaca:3.06.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(6/3/2009)
    -“Waxaanu doonaynaa in la dhammeeyo arrinta Sool iyo Sanaag”
    Ismaaciil Buubaa iyo Wefti Xildhibaanno ah oo uu hoggaaminayo oo Somaliland imanaya
    -Madaxweyne Ku-xigeenka oo iftiimiyay bar-bilowga goldaloolada Dastuurka
    “Haddii maanta lay xukumaayo Distoorkeena hanaan loo raaco la heli maayo”
    Axmed Yuusuf Yaasiin

  • Shirkada Dahabshiil oo Caawimo Gaadhsiisay Dadka Ka Bara Kacay Muqdisho(5/31/2009)
    Muq(Dham)-Shirkada Xawaalada Dahab Shiil ayaa maanta deeqo kala duwan gaarsiiyay dad ku dhow 2000-oo qoys oo ku barakacay deegaanada u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye.
  • Axad:31.05.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal(5/31/2009)
    Kulmiye oo UDUB ku eedeeyay qorshe lagu boobayo Codka Doorashada
    “Cabdilaahi Yuusuf oo aanu kulanay baa igu yidhi, Isaaq ii doon, Aniguna waxaan ku idhi..”
    Fu’aad Aadan Cadde

  Articles

  • Tacsi (6/27/2009)
    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Marxuum Siciid Cawed Baraar
  • Galiilyo: Waa Maanso Iftiimineysa Cawaaqib Xumada Heyb Sooca (6/19/2009)
    By:Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde
    Waxa muddo aan dheerayn soo booqday magaalada Oslo ee dalka Norway Garaad Axmed Diiriye Jaamac, oo ka mid ah isimada beelaha la hayb sooco. Garaadku wuxu ka soo kicitimay dalka Sweden, waxaanu kulan la qaatay waxgaradka Oslo
  • Tacsi Ka Timi Maamulka Shirkada Dahabshiil (6/18/2009)
    Wakiillada iyo Macaamiisha Shirkadda Dahabshiil waxay tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Garaad Saleebaan Daahir Afqarshe
  • I am waiting the answer from Buroa or who knows (6/17/2009)
    By:Ibrahim Dheere
    Somaliland population waiting a far election to show world complement of democracy but, there is a Somali word (Ismog udbihii ayey aslaysaah Ismana oga)!!!!
  • HAMBALYO DHALASHO WIIL KHEYR QABA (6/16/2009)
    Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay hambalyo ay farxadi ku dheehantahay u gudbinayaan MUDANE CABDULQANI ADAN DHEERE iyo xaaskiisa MARWO SHUGRI MAXAMED IBRAAHIM
  • OGEYSIIS DEGDEG AH (6/10/2009)
    CASUUMAD FURAN OOD BARLAMANKA SWEDEN AH. WAA OLOLE ICTIRAAF-DOON AH OO UU WADO XISBIGA KULMIYE.


  • Indho Jeexis Bilaasha oo Buuhoodle ka Bilaabanaysa 18-06-2009 (6/8/2009)
    Waxaa Hay'adda Manhal la ogaysiinaysaa dhammaan dadweynaha ku dhaqan Buuhoodle iyo agagaarkeeda in 18-06-2009 uu kaaga bilaabmi doono magaalada Buuhoodle Kaambayn Qalliinka Indhaha ah oo bilaa lacag ah
  • Dardaarankii Nabigeena NNKH (6/8/2009)
    Waxaan idiin dardaarmayaa salaadda iyo wixii ay hanatay (milkisay) gacmihiinu
  • Madaxwayne Riyaale oo ku soo jeeda Gobolka Oodwayne (6/6/2009)
    Xaaji Saleem Cali Ducaale, oo xubin ka ah Golaha Guurtida, kana soo jeeda Gobolka Oodwayne , iyo dhamaan qurbajooga Gobolka Oodwayne ee deggan dalka Emaaraadka Carabta, ayaa ugu baaqay
  • TACSI Marxuum Cabdi Xasan Buuni (6/2/2009)
    By:Ahmed Arwo
    Anigoo ku hadlaaya magaca Ururka Somaliland Democracy Shield, waxaan tacsi u dirayaa xaaska, ubadka, tafiirta kale, ehelka, qaraabada, xigaalka, iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay meel kasta oo ay joogaanba
  • NAADIGA AKHRISTAYAASHA GOBOLKA SANAAG OO XARUNTOODA SHIRKU QABTAY MAANTA (6/2/2009)
    CEERIGAABO( DHM) kulankan oo ka dhacay xarunta naadiga akhristayaasha ee ANFAC Readers Club ayaa muddo dhowr casho ka hor ka bilaabmay xarunta naadiga Akhristayaasha gobolka sanaag ,
  • Siminaar Diineedka Fasaxa Wiilasha (6/2/2009)
    Waa Bushaaradii Ardayda
    Ee Siminaar Diineedka
    Duruus, Muxaadarooyin,
    Iyo Tartamo Xiiso Bada

  • SIMINAAR DIINEED-KA FASAXA [ DUMARKA (6/2/2009)
    بشرى للنسـاء خاصــة
    دروس علميـة - محاضرات - توجيهات ندوات - مســابقات متنوعـة
    Waa Bushaaro …Hablaha oo Kaliya
    DURUUS CILMI AH -MUXAADAROOYIN - NADWOOYIN - TARTAMO


  • Tacsi (5/29/2009)
    marxuum Axmed Cabdilaahi Cali(Bahal) oo shalay 28.05.09 ku geeryooday magaalada C/gaabo
  • Tacsi (5/27/2009)
    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
    Marxuumad Caasha Maxamed Xuseen oo maanta 27.05.09 C/gaabo ku geeryootay
  • Tacsi (5/26/2009)
    Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u diriyaan dhamaan xaaskii iyo caruurtii,eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyooday ALLA ha u naxariistee AGAASIMIHII WASAARADA HAWLAHA GUUD EE GOBOLKA SANAAG, XASAN MAXAMED DHUNKAAL (DENKELI)
  • Tacsi ka Socota Mayarka iyo Dahabshiil Ceerigabo kuna ... (5/25/2009)
    Annaga oo kala ah Maayarka Caasimadda Gobolka Sanaag iyo Duqa Golaha Deegaanka Ceerigaabo Mudane Ismaaciil Xaaji Nuur iyo bahda Dahabshiil Ceerigabao, waxaan halkan tacsi tiiranyo leh halkan uga diraynaa Ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Marxuum Xasan Maxamed Dhunkaal
  • Tacsi (5/25/2009)
    Dhamaan Dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Qoyskii Qaraabadii iyo Ubadkii uu ka baxay marxuum Maxamed Cabdilaahi Cigaal(Gaabuush) oo shalay 24.05.09 ku geeryooday Magaalada Hargeysa
  • Tacsi (5/23/2009)
    Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi Rajicuun.
    Marxuum Xasan Maxamed Dhunkaal(Denkeli) oo galabta 23.05.09 C/gaabo Ku geeryooday
  • YAA CAAWINAYA? (5/22/2009)
    Aamina Maxamud Sh. Muxumed Cumar waa gabadh yar oo jirtay muddo ka yar 3 blood, isla markaana ku soo dhalatay xannuun culus oo ka abbaaray wadnaha oo dhexda ka daloola sida ay caddeeyeen dhakhaatiirta Somaliland .
    Aamina yar waa mataan la dhalatay wiil isagu caafimaad qaba oo ka fayow xannuunka wadnaha ee iyada gaarka u ah, waxaanay ka dhalatay qoys danyar ah oo deggan xaafadda Gannad ee magaalada Hargeysa,
  • Tacsi (5/21/2009)
    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
    Marxuum Calli Xuseen Calli Ducaale
  • TACSI TIIRANAYO LEH (5/19/2009)
    ardayda Somaliland ee wax ka barta dalka Uganda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan, Qore Sare: Xassan Cabdi Madar, ayagoo ka tacsiydanaya geerida naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee ooridiisii Marxuumad:Hinda Yuusuf Muxumed Caduur ....
  • Tacsi (5/19/2009)
    Inaa lilaahi waa inaa ileyhi raajicuun
    Marxuumada Hinda Yuusuf Muxumed Caduur
  • Maanso Ku Saabsan Xuska 18ka May (5/19/2009)
    Xuseen Farjar oo ka mid ah abwaannada reer Somaliland ee ku dhaqan gobolka Sanaag ayaa qiyaastii toban sano ka hor wuxuu tiriyey maansadan la magac baxday 18 May iyo Xornimada Somaliland
  • Gbaya:Dalku waa Camiran yahay (5/13/2009)
    By:Abwaan mustafe maxamed jibriil ( khashab)
    Odhaahdan sugaaneed waxaan u soo bandhigay markaan arkay dhalinyaradii oo ka kasii sibqay kuna sii sibqaysa maalinba maalinta ka danbaysa dalalka shisheeye iyo waliba dayaca iyo daalka kasoo gaadhaya wada ay sii marayaan iyadoo geeri iyo nolol ay u dhexay
  • TACSI GEERID (AUN) CABDALLE DAFLE (5/11/2009)
    Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyskii iyo caruurtii,qaraabadii iyo ehelkii uu ka geeriyooday ALLA HA U NAXARIISTEE marxuum CABDALLE DAFLE oo ku geeriyooday todobaadkan wadanka EMARITES magaalada ABU DHABI,waxaana ILAAHAY uga baryaynaa marxuumka inuu janatal farduus geeyo dembigiisana dhaafo, dadkiisiina in ILAAHAY uu sabir iyo silwaan ka siiyo aamiin aamin aamiin.


  • Daraasad Si Kooban Daaha Uga Rogaysa Arrimaha Sal-dhiga U Ah Khilaafaadyada Siyaasadeed.. (5/10/2009)
    By:Cabdishakuur Heer Sare
    “In kasta oo sunnaha siyaasadu aanu lahayn minqiyaas sugan oo laga duulo marka la doonayo in odoros lagu sameeyo.
  • Wargelin (5/8/2009)
    Ururka Somaliland Website Journalists association SLWJA oo 18 May Si weyn uga Qayb qaadanaya Isku Xidhka Gudaha iyo dibadda
  • Hanbalyo (5/6/2009)
    Hanbalyo ku socota Arooska moxamed Macalin Gahayr iyo Nimco Xassan Dahir.
  • Arbaca:6.05.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal (5/6/2009)
    Xeer-beegtida oo maanta kulan la yeelanaya Mucaaradka
    Natiijada Kulankii Shalay ee Madaxweynaha iyo Xeer-beegtida

  • Tacsi (5/2/2009)
    Marxuum Faysal Xasan Xuseen(Bulxan)
    oo ku geeryooday C/gaab shalay 1.05.09
  • Ururka ardeyda Jsl ee yemen oo hambalyo iyo taageero u diraaya ururka ardeyda Jsl lee Malaysia (4/29/2009)
    Waxa aan marka hore salaamayaa shacbiweynaha ku dhaqan jamhuuriydda somaliland gaar ahaana ardeyda wax ka barata dalka dibadiisa&gudisiisaba waxaana idin leeyahay asalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuh


  • TACSI MARXUUMAD CAASHA SICIID CAABI (4/29/2009)
    Annigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo, iyo magaca xaaskeyga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa tafiirta Caasha iyo Maxamed Ibraahim Cigaal iyo reer Caabi...
  • Hoheey reer sanaag waa la hodayaa (4/27/2009)
    By:Faysal Maxamuud Cartan
    haddii aan u daadego hadafkeyga ama ujeedada maqaalkayga .waxaan jecelahay inaaan dareensiiyo bulsha weynta reer sanaag dib u dhaca haysta iyo dhibaatada maalinba maalinta ka danbaysa kasii daraysa
  • Tacsi (4/19/2009)
    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Rajicuun
    geerida naxddinta leh ee ku timi Marxuum Cumar Xaaji Faarax Maxamed(Doodi) oo maanta 19.04.09 ku geeryooday Magaalada C/gaabo.
  • TACSI GEERIDA MARXUUM AXMED FAARAX XASAN (DIC DIC ) (4/16/2009)
    Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u diriyaan dhamaan xaaskii iyo caruurtii,eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyooday ALLA ha u naxariistee ...
  • Gaboose: Halyey sharaf lahaa shalay iyo maantaba (4/16/2009)
    BY:Zakariye Abdi Sulub
    Marka ugu horeysa inta wax kale aanan bilaabin, waxaan jecelahay inaan is yara xasuusino horta waa kuma mudane mujaahid Gaboose?.

  • KALA MAAN (4/16/2009)
    By:Maxamad Cabdi Daauud
    Waxa maanta S/land hadheeyay doorashadii madaxtooyada, iyada oo dib loo dhigay doorashooyinkii Guurtida iyo Dawladaha Hoose. Waxa ku cartamaya saaxadda siyaasadeed
  • Baaq-nabadeed ku socda dadka walaalaha ah ee ... (4/15/2009)
    Walaalayaal, marka hore waxan idinku salaamaynaa salaanta islaamka ACWW, waxanan ilaahay innooga baryeynaa in uu xaqa inna garansiiyo
  • qof waliba waxa uu ka hadlayo waa inuu ogaadaa waayo taariikhdaa qori doonta (4/14/2009)
    By:Abokor Faahiye
    Waxaan jecelahay inaan wax yar ka hadlo khilaafaadka soo wajahay wadanka ee salka ku haya doorashada madaxweynaha
  • Tacasi (4/11/2009)
    Marxuum Axmed Muuse Geedi (Sanjab)




  • Lix kooxood oo dhalan-rogay taariikhda Somaliland (4/10/2009)
    By:Cabdirisaaq Caqli
    Taariikhda Somaliland waxay soo martay sadex marxaladood tiiyoo marxalad walba dhaqan gaar ahi saamayn ku yeeshay
  • Tahniyad Meher (3/24/2009)
    Dhamaan dadka hoos ku qoran oo kala jooga Yurub, Canada carabaha iyo dalkii hooyo, waxay hamabliyo halkan uga soo gubinayaan Bashiir Cawil Xaji Cumar iyo Laila Cismaan Yusuf oo mehrkoodu ka dhacay magaalada Burco maalintii Sabtidii ee bishu ahayd March20.

  • Tacsi (3/17/2009)
    Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan Qoyskii,qaraabadii iyo dhamaan REER QAWLE meel kastoo ay kala joogaan,GEERIDA ku timi marxuum ABAADIR XASN QAWLE OO KU GEERIYOODAY WADANKA SWEDEN
  • Tacsi (3/17/2009)
    Marxuum Abaadir Xassan Qawle oo ku geeryooday Dalka Sweden ilaahay marxuunka haw naxariisto qoyskii iyo qarabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha ka siiyo Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.

  • Shirkada Dahabshiil oo Xafiis Ka Furatay Lawyacado (3/10/2009)
    Shirkada xawaalada Dahabshiil waxay macaamiisheeda sharafta leh ugu Bushaaraynaysaa inay xafiis cusub uga furtay magaalada Lawyacado
  • Axad:8.3.09 Halkan Ka Akhriso Wararkii Wargeyska Ogaal (3/8/2009)
    Somaliland: Danniga Mishiinka, Doodda Mucaaradka, demba-beska Guddiga iyo dareenka UDUB
    Muran laxaad leh oo hadheeyay
    kulan lagu furay bilawga hawsha Server-ka

  • Telesom hormoodka Geeska Africa (3/8/2009)
    By:xasan x.aadan axmed
    Sida aynu la wada socono waxaa ka jira dalka somaliland amaba somalia guud ahaan shirkado isgaadhsiineed oo u shaqeeya umada
  • Hanbalyo Meher Wacan (3/7/2009)
    Cali maxamuud Xuseen iyo
    Farxiya Xasan Axamed
  • Baaq (3/4/2009)
    Ku: Dhamaan Jaaliyadaha Somaliland ee UK
    Ku. Dhamaan madaxada xisbiyada Qaranka ee UK
    Ku: Mareegaha Debeda

  • Madaxda Xisbiga KULMIYE xilligan diyaar uma aha YOOYOOTAN (3/4/2009)
    BY:A Goth
    Sida caadada ii ah mar aan booqanayey shabakadaha aadka uga hadla wararka iyo siyaasadda Somaliland ayaan la kulmay maqaal loogu magac-daray: Madaxda Xisbiga Kulmiye Ha Qadariyaan Karaamada Qaranka S/Land
  • Madaxda Xisbiga Kulmiye Ha Qadariyaan Karaamada Qaranka (3/4/2009)
    Warsaxaafdeed Ka Soo Baxay Xisbiga UDUB UK
    Madaxda Xisbiga Kulmiye Ha Qadariyaan Karaamada Qaranka S/Land, Hana Dhawraan Hab-Dhaqanka Diblomaasiyadda Caalamiga Ah, Oo Ah Shay Aad Loo Ilaaliyo
  • Bal u fiirso {Wax rag karaa reer ka dhintaa} (3/1/2009)
    Waa Qalinkii Hal-same Maxamed Xaaji Cawed
    Waa ayaamo khayr, Axad, maalintii dunida aslunkeeda la taagay cirku cusayb buu muujiyey, qoraxduna goor hore ayey ka soo jarmaaday godkeedi
  • Isbedelka cimilada iyo saamaynta Buuraha Calmadow ee Daallo iyo Surud (2/26/2009)
    Muhiimada kaynta Daallo, Surud ee Cal-madow maaha oo qudha inay yihiin kayn caadiya balse waa kayn weyn oo ka mid ah kaymaha dabiiciga ee Somaliland
  • Daahir Riyaale Dalka Inay Doorasho Ka Dhacdo Bisha March 29keeda Diyaar Uma Aha ... (2/22/2009)
    By:Maxamud Caydiid Lafcanbe
    Waxaa aan shaki ku jirin inaanu Daahir Riyaale Kaahin diyaar u ahayn in dalka doorasho ka dhacdo bisha March29 keeda.
  • BUUG CUSUB (3/19/2008)
    Dadweynaha akhriska buugaagta jecel waxa la ogeysiinayaa inuu soo baxay buug cusub oo xambaarsan dhacdooyin kala duwan oo aad u xiiso badan.

  • Caawi Cubitaalka Magaalada Ceergaabo (10/28/2007)
    Dhamman Jaaliyadaha reer Somaliland ee ah qurba jooga waxaa si naxariis leh looga codsanayaa inay ka soo qayb qaataan tabaruca dhaqaale ee loo wado cisbitaalka guud ee magaalada Ceergaabo oo u baahan gurmad deg deg ah.
  • Ogeysiis:Cilaajka Ku Daaweynta Quraanka Iyo Sunaha Ee Sh Cawil Faatax (8/7/2007)
    Waxa lagu wargelinayaa dhamaan cidii u baahan inay hesho daaweynta cilaajka,Quraanka,Sunaha iyo Dhirtaba inay hada ka heli karaan xarunta sh cawil faatax shire oo isagu ku takhasusay majaalkan
  • Waxa jira dad waxyeelo ba’ani ka soo gaadhay dawooyinka loo qaato Tayfoodhka (3/23/2007)
    Hargaysa (Ogaal)-Dr Cabdiraxmaan Geele, ayaa digniin culus ka bixiyay hanaan inta badan shaybaadhada caafimaadka ee dalka ka jiraa u baadhaan Cudurka Tayfoodhka (Typhoid cuf), iyo in deg-deg loo qoro dawadiisa
  • Kaydka Wararka Iyo Qoraalada Muhimka Ah (12/23/2006)
    Halkan Ka Akhriso Wararka Hore
  • Tabaalaha Tubaakada:Jimce Kasta Qaybo Cusub (9/1/2007)
    WQ:Suleimaan Caraalle
    Qaybta 1aad
    Xaqiiqada Tubaakada
    Cutubka 2aad
    Waxyeelada Tubaakada
  • Dar Daaranka Dadkii Wanaagsanaa (9/1/2007)
    Dhamaan Qormooyinkii Oo Dhan Halkan Baan Isugu Keenay

style="FONT-FAMILY: ">


All Rights Reserved With Dhambaal News

free web counter
web counter

Best Viewed With IE 4.0 or Above, with 800x600 Monitor Resolution.

Visitors: 2198
  Advertise Us

Telesom Horyaalka Isgaadhsiinta Geeska
Telesom Horyaalka Isgaadhsiinta Geeska

Riix Sawirka Dhambaal  Nagala soo xidhiidh
Riix Sawirka Dhambaal Nagala soo xidhiidh

Deg-degsiima doonow dahabshiil ha moogaan
Deg-degsiima doonow dahabshiil ha moogaan

Cusbitaalka Indhaha Manhal The Only In Horn Of Afrika
Cusbitaalka Indhaha Manhal The Only In Horn Of Afrika

Edna Hospital:To make available a model health care institution
Edna Hospital:To make available a model health care institution

Working Together on World AIDS Day
Working Together on World AIDS Day

Radio Tv Djibouti
Radio Tv Djibouti

Radi Hargeysa Codka JSL
Radi Hargeysa Codka JSL

Al Jazeera Net
Al Jazeera Net

Laanta Afka Soomaliga
Laanta Afka Soomaliga

CNN TV
CNN TV

Amoud University impact on educational system
Amoud University impact on educational system

Fly with Daallo Airlines
Fly with Daallo Airlines

Buraouniversty:Prepare much needed professionals such as doctors
Buraouniversty:Prepare much needed professionals such as doctors

Ethiopian is committed to the provision of quality service to its customers
Ethiopian is committed to the provision of quality service to its customers

Amnesty International
Amnesty International

Codka Amerika
Codka Amerika

Naftaada Ka Bad-baadi Tahriibta
Naftaada Ka Bad-baadi Tahriibta

WALTA INFORMATION CENTER
WALTA INFORMATION CENTER

Saudi Press Agency
Saudi Press Agency

Madaxweynaha Yemen Calii Cabdalla Saalax
Madaxweynaha Yemen Calii Cabdalla Saalax

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele

Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin
Madaxweynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin

  WEEKLY POLLS

Question:
Sidee U Aragtaa Qoraalada Boggan

Options:
fiican
dhexdhexaad
liita
Midnaba

 View Poll Results